War deg deg ah: Qarax weyn oo goor dhow ka dhacay Wadada Maka Al-Mukaama

Qarax aad u weyn ayaa goor dhow ka dhacay vqeybo ka mid ah wadada maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa mid aad u xoog badan oo daryankiisa laga maqlay meelo badan ayaa wararka ugu horeeya waxay sheegayaan inuu ka dhacay ka soo horjeedka hotelka Wehliye oo ku yaalla inta u dhexeysa labada … Continue reading War deg deg ah: Qarax weyn oo goor dhow ka dhacay Wadada Maka Al-Mukaama